Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa Shirka Dhaqaalaha Adduunka ee Davos ku yeeshay kulammo heer sare ah oo uu la qaatay hoggaamiyeyaal caalami ah, oo uu hormuud u yahay Eric…
𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐢𝐬𝐚 𝟐𝟐 𝐉𝐚𝐧𝐮𝐚𝐫𝐲, 𝟐𝟎𝟐𝟔 {𝐖𝐌&𝐇𝐃𝐡}-Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha JSL ayaa maanta si rasmi ah u la wareegtay dakhliyo ay hore u maamuli jireen Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga, iyo…
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa shalay ka safray Hargeysa, iyadoo xukuumaddu aanay sheegin halka uu tagayo. Laakiin galabta ayuu madaxweynuhu bartiisa facebook kusoo qoray sawirro muujinaya isaga oo raacaya diyaarad…











