Warbixin: gadiidleyda magaalada Hargeysa ayaa dhimay shidaalkii ay markii hore ku shubi jireen baabuurtooda sababo la xidhiidha qiimaha shidaalka ee kor u kacay.
Masar ayaa dacwad ka dhan ah itoobiya u gudbisay golaha amaanka ee Qaramada midoobay
Itoobiya ayaa sheegtay inay ku dishay duqaymo xaga cirka ah mid ka mid ahย hogaamiyayaashii aadka loo baadi goobayay ee Alshabaab
Waxa xalay magaalada Hargeysa lagu qabtay bandhiga buugaย Malabkii Doocaan oo laga qoray suugaanktoo iyo sooyaalkiiย alle ha u naxariisteeย abwaan Saalax ma lay diray
Xoghaya arimaha bulshada ee xisbiga mucaaridak ah ee Waddani ayaa ka dayriyay xaallada caafimaad ee Somaliland, isagoo musumaasuq ku eedeeyay Wasaarada Caafimaadka ee Somalilamd
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa warka soo saartay Weeraradii kala danbeeyey ee Al-shabaab ay ka Fulisay Magaalooyinka ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya
Gudoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya ayaa bulshada Soomaaliyeed udiray Hambalyo ku aadan bilaashada Sanadka Cusub ee Taariikhada Hijriga
Soomaalinimada cid naga jeceli ma jirto waxaan nahay dad isku dhiig ah madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida itoobiya
Qaar ka mid ah taageerayaasha xisbiga Waddani ee gobolka Maroodijeex oo ah haweenย ayaa taageero u muujiyay hadal dhawaan ka soo yeedhay murashaxa madaxwayne ee xisbigaasi, kaasoo ahaa in dib…











