Wasiirka Wasaarada beeraha Somaliland ayaa ka warmay roobabka sanadka ka da’ay guud ahaanba Somalilinad
Axme dIimaan Wardame oo ka mid ah Madaxdhaqameedka Somaliland ayaa maanta shaaciyay in Maalmaha soo socda ay Munaasabad Heer Qaran ah u samayn doono xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun iyo Xaaskiisa…
Abwaan Yuusf Shaacir ayaaย hadalo dardaaran ah u jeediayay Fanaaniinta Farxiya Fiska iyo Mubaarak oo Toddobaadkii hore meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeisa
Qaar ka mida Madaxdhaqmeedย Gobolada Galbeedka Somalilandย Iyo Siyaasiyiin ayaaย Goodiyey Inuu Dhacayo mudaharaadkii ay ku baaqeen Xisbiyada Mucaaradka Somaliland
Gudoomiyaha xisbigaย mucaaradka ah ee Waddani ee gobolka maroodijeex ayaa ka jawaabay eedaymo uga yimi ciidanka booliska iyo maamulka gobolka maroodijeex, waxaana uu carabka ku adkeyay inuu qabsoomayo muharaadkii ay…
Wasaarada Beeraha Soomaliland ayaa soo gabagabaysay kulan ay yeeshen Khabiirada dhanka beeraha, kaas oo Socday mudo Shan Cisho ah ,waxana lagu gorfeeyay sidii loo horumarinlaa wax soosaarka dalka. https://www.youtube.com/watch?v=cNyA6w1dFHk
Dadka ka soo degaya Madaarka Cigaal ayaa lagu xidhay laba shardi oo kala duwan
Guddiga Diiwaan gelinta ururada iyo ansixinta Asxaabta Somaliland ayaa maanta shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee ay xidhmayaan diiwaan gelinta ururaddu
Qaar ka mida shacabka magaalada Muqdisho ayaa talooyin u soo jeediyeenย Raysalwasaaraha Soomaliya ku saabsan xukuumada laga suagyo inuu soo dhiso.











