Xisbiga Waddani ayaa xukumada madaxweyne biixi ku eedeyay inay noqotay xukumadii ugu xadhiga iyo cabudhinta badnayd ee xidhxidhay saxafiyiintii ugu badnaa shantii Madaxweyne ee dalka soo maray
Qaar ka mid ah taageerayaasha xisbiga Waddani ee gobolka Maroodijeex oo haween ayaa taageero u muujiyay hadal dhawaan ka soo yeedhay murashaxa madaxwayne ee xisbigaasi, kaasoo ahaa in dib…
Dhulgariir xoogan ayaa sababay dhimashada 4 qof iyo dhaawaca tobanaan qof oo kale oo ka dhacay Woqooyiga dalka Philippine
Shacabka ku dhaqan magalada Jigjiga ayaa qaddar laba daqiiqo ah duco iyo mahadcelin iskugu daray ciidamada xooga gaar ah ee dawlad deegaanka Soomalida Itooobiya
Madaaxwenaha Jubaland iyo magacaabista qaar ka mida golohiisa fulinta
Daahir Xasan waxa uu ka mid ahaa halgamayaashii SNM naftooda u huray, balse hada waa dhul yaal 30 kii sano ee ay somaliland jirtayba
“Eedda xukumada ee ah in Ciidan Beeleed uu Waddani haysto waa been lagu doonaayo in lagu weeraro…”











