Xisbiyada Mucaaradka ah ee Wadani iyi Ucid ayaa ka warbixiyaya xaaladihii Mudaharaadka iyo dadii lagu xidhay
Mid ka mid ah ardaydii ku guulaysatay deeqaha Waxbarasho ee dalka Taiwan
Weerarkii lagu qaaday hotelka Xayat ee magaalad Muqdisho oo ugu danbayn la soo afjaray
CiidankaAmaanka Soomaliya ayaa wali ku jira hawlgal ka dhan ah dablay hubaysan oo ka tirsan Alshabab kuwaas oo Xalay gudaha u galay Hotel Xayaat ee magaalada Muqdisho
Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Waddani Marwo Milgo Sanbalooshe Ayaa xukuumadda ku eedaysay in masuuliyiin ka tirsan xisbiga waddani oo guryahoodii laga soo xidhay laysku dhaafiyey gobolka awdal walina aan la…
Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa cabaareyay xadhiga musuuliyiin tiro badan oo ka xidhan, waxaa uu xisbigu si gaara u xusay xadhiga gudoomiye Axmed xamarji oo uu sheegay inuu yahay…
Mid ka mida ardaydii ku guulaystay deeqaha waxbarasho ee Wadanka Taiwan iyo aabihii oo dareenkiisa ka waramay
Warbixin ku saabsan ismari waaga siyaasadeed ee Somaliland
Magaalada Hargeisa waxa aas Qaran loogu sameeyay dadkii ku dhintay Mudaharaadkii Khamiistii










