Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, isaga oo ka duulaya waajibaadka Dastuuriga ah ee saaran, isla markaana tixraacaya ansixinta Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland iyo go’aanka Golaha Wasiirrada, maanta oo ay taariikhdu tahay 29/12/2025,…
Maanta oo ay taariikhdu tahay 29-ka December, 2025, ayaa shir ballaadhan oo muhiim ah isugu yimi saxaafadda ka hawlgasha guud ahaan Somaliland. Shirkan ayaa diiradda lagu saaray doorka saxaafaddu ku…











