Xildhibaan Chris Smith, Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Afrika ee Aqalka Congress-ka Maraykanka, ayaa si cad u soo dhaweeyey tallaabada aqoonsiga Israel, isaga oo Somaliland ku tilmaamay dal dimuqraadi ah oo shaqaynaya,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada JSL ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Dawladda Israaโiil, Mudane Gideon Saโar iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo…
Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa la sheegay inay rasaas nool u adeegsatey dad shacab ah oo ka hor yimid in laga qaado dhulkooda, kuwaas oo ku nool degmada Dayniile ee duleedka…











