Xeerkii lagu dooran lahaa Ururada ma aanu samaynin, ee maxa aanu nidhi doorashada Madaxtooyada.
Musharraxa Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro iyo Guddoomiye Xirsi ayaa gaadhay magaalada Ceelafweyn.
Dowlada iraq oo ku dhawaaqay in kalabar uu ka cafinayo deynta uu ku leeyahay Soomaaliya.
Madaxweynaha Puntiland oo ka hadlay sababta uu ku diiday saxiixa War-Murtiyeedkii Shirkii Madasha.
Xukuumaddu waxay ku kaanbayn garaynaysa shidaalka Salaxley!
Xildhibaanada Golaha Shacbka Somaaliya oo maanta lagu wado in lahorgeeyo Hindise sharciyeedka NISA.
Musharrax Cirro iyo Guddoomiye Xirsi oo gaadhay deegaanada Waridad,Inna Afmadoobe iyo Xayira.
Qirashada Qaadka: Odey Qaadka Tunta & Beeraha Qaadka ee Gabiley.
Carwadii ganacsiga Somaliland ayaa la shaaciyey wakhtiga la qaban doono.
Golaha guurtida somaliland ayaa ka hadlay Xaaladda magaalada Laascaanood.









