Maxkamad ku taalla Netherlands ayaa xukun 20 sano oo xabsi ah ku ridday nin u dhashay Eritrea, kadib markii lagu helay hoggaaminta shabakad tahriibin ah oo muhaajiriinta si arxan darro…
Somaliland marin-baddeedkeeda waxa sanad kasta mara 21,000 markab ganacsi, iyadoo in ka badan 1 bilyan tan oo badeeco ah—kuwaas oo u kala goosha Aasiya, Yurub iyo Afrika—ay maraan waddadan istiraatiijiga…











