Xafiiska Komishanka Xuquuqul Aadamaha Qaranka ee gobolka Saraar ayaa kormeer shaqo ku tagay Saldhigga Dhexe ee degmada Wadaamagoo. Ujeeddada kormeerkan ayaa ahayd in lagu qiimeeyo xaaladda xuquuqda aadamaha ee dadka…
Halkan ka daawo hadalkii madaxwaynaha cabdiraxmaan cirro uu ka jeediyey shirka debate ee dalka imaaraadka carabta.
Halkan ka daawo dallada naafada ee heer qaran oo soo agaasintay tababar lagaga hadlayey isbadalka cimilada iyo saamaynta uuku leeyahy dadka baahiyaha gaarka qaba.
Odayaasha iyo madax-dhaqameedka soo gaadhay Ceerigaabo waxaa hoggaaminayey: Boqor Ibraahim Maxamed Xasan (Gacmayare) Caaqil Sharmarke Warsame Dalmar Caaqil Xuseen Xasan (Karsay) Oday Siciid Maxamuud Ismaaciil Caaqil Cabdiqani Qalbi Guurti Jaamac…











