Kaddib markii ay dhawaan qaab fadeexad ah sababta kooxda Villarreal ugaga hadheen UEFA Champions League, Juventus ayaa isku diyaarinaysa inay isbedel weyn ku samayso safka kooxdeeda suuqa xagaaga ee…
Daafaca bidix ahna mid kamida hoggaamiyayaasha safka Barcelona ee Jordi Alba ayaa ka hadlay hammiga kooxdiisa ee kulanka muhiimka ah ee ay caawa gegida Estadio Santiago Bernabeu ku booqanayaan…
Liverpool ayaa rajaynaysa inay sii noolayso hammigeeda afarta koob ee xilli ciyaareedkan marka ay booqanayaan Nottingham Forest kulan ka tirsan wareega siddeed dhammaadka FA Cup. Reds ayaa durba xilli…
Southampton iyo Manchester City ayaa geesaha isla galaya fiidnimada caawa kulan ah wareega siddeed dhammaadka FA Cup oo ay kooxda guusha heshaa tigidhkeeda Wembley Stadium goosan doonto. Saints ayaa…
Isku-aadka wareegga siddeedda tartanka Europa League ayaa la sameeyey, waxaana kala badbaaday kooxihii waaweynaa ee loo saadaalinayay inay tartanka ku guuleysan doonaan. Kooxda kubadda cagta Barcelona ee loo saadaalinayo…
Siddeedda kooxood ee iskugu soo hadhay tartanka Champions League ayay mid walba ogtahay dariiqa ay u marayso finalka, kaddib markii lasoo saaray isku-aadka wareegga siddeedda. Jimcihii maanta ayaa uu…











