Real Madrid ayaa doonaysa inay iska iibiso saddex kamida xiddigaha kooxdeeda oo ay u aragto kuwo aan wax rajo ahi kasoo socon iyaga oo raacinaya xiddigo waaweyn oo heshiisyadoodu xagaaga…
Kubbad-sameeyaha Talyaaniga ah ee Marco Verratti ayaa ka mid noqday liiska xiddigaha la sheegayo inay ka tegayaan Paris Saint-Germain, kaddib xilli ciyaareed ay si murugo leh kaga hadheen tartanka Champions…
Eduardo Inda, oo ah aasaasaha wargeyska Okdiario, ayaa sheegay in xiddiga Paris Saint-Germain ee Lionel Messi uusan ku faraxsaneyn Paris isla markaana uu doonayo inuu ku laabto Barcelona. Kadib markii…
Xitaa hadii ay tahay mid aan la rumaysan karin, Kylian Mbappe ayaa u muuqda mid helay koox cusub oo doonaysa saxiixiisa xilli si weyn loola xidhiidhinayo kooxda Real Madrid.…
Goolhayayaasha ayaa muhiim ka ah kubada cagta gaar ahaan maadama ay ilaaliyalaal ka yihiin goolka kaas oo ah md muhiim ka ah kubada cagta. Laakiin inta badan Goolhayayaasha…
Madaxweynaha kooxda Real Madrid ee Florentino Perez ayay wararku sheegayaan inuu kulan wakhti badan qaatay shalay oo Jimce ahayd kula yeeshay xerada tababarka ee Valdebebas tababare Carlo Ancelotti. Kulankaas…
Xidhiidhka kubadda cagta Ingiriiska ayaa go’aan ka gaadhay garoonka lagu ciyaarayo kulanka semi-finalka tartanka FA Cup ee Liveprool iyo Manchester City ee badhtamaha bisha dambe ee April. Ciyaartan ayay…
Juventus ayaa diyaarinaysa lacag aad u badan oo ay doonaysa inay Mohamed Salah ku qanciso kagana soo qaadato Liverpool. (La Gazzetta dello Sport – in Italian) Paulo Dybala ayaa iskaga…











