https://www.premierbank.so/

Waayojoog: Waayihii Halgamaa Cabdiraxmaan Caynaashe 7-Xalqadood

Halgamaa Cabdiraxmaan Daahir Caynaashe oo u warramay barnaamijka Waayojoog ee CBA ayaa ka sheekeeyay waayihiisa halganka dibuxoraynta Somaliland. Toddoba xalqadood ayaa mujaaahidku kaga sheekeeyay sida uu halganka ku bilaabay, tallaabistiisi kadib xadhigii dhalinyaradii UFFO, howlgalladii kala danbeeyay ee uu ka qaybqaatay, ku soo noqoshadiisi Hargeysa iyo howlgallo dhiirran oo halis ah oo uu qayb ka ahaa.

 

 

https://www.premierbank.so/