Wararka ugu WaweynSeptember 3, 2025 Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro ayaa ciidamadda millatariga u hirgalinaya ballanqaad uu hore ugu sameeyay iyo amaro culus oo uu faray.
Wararka ugu WaweynSeptember 3, 2025 Faarax Cabdi iyo Cilmi Maxamed Dhancadde ayaa Maayirka Ceel Afweyn ku eedayey inuu siyaasadeeyay deeq raashin ah oo degmadda la soo gaadhsiiyay
Wararka ugu WaweynSeptember 3, 2025 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kormeer Shaqo ku Tegay Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka JSL Hargeysa – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Cirro), ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Xarunta Taliska Guud ee…
Wararka ugu WaweynSeptember 3, 2025 Weriye Axmed Dool ayaa ka hadlay xadhigii iyo eedihii loo haystay
Wararka ugu WaweynSeptember 3, 2025 Wariye Axmed dool oo Hargeysa ku xidhnaa muddo 28 maalmood ah ayaa maanta xoriyadiisi dib u helay
Wararka ugu WaweynSeptember 3, 2025 Nuxurka Warka: Dhulgariirka Afghanistan, Tahriibayaasha Itoobiya & Guurtida oo ka hadlay Sool
Wararka ugu WaweynSeptember 3, 2025 Dhulgariir ku dhuftay afgaanistaan ayaa Sababay dhimashada 1400 oo qof iyo dhaawaca 3000 oo qof
Wararka ugu WaweynSeptember 3, 2025 CV-yada hay’adaha qaran ee Maanta Golaha Wakiillada uu u codeeyay ee kala ahaa: 1. Hay’adda Dhawrista Tayada Qaranka 2. Guddida Qandaraasyada Qaranka 3. Komishanka Maamul Wanaaga Qaranka. 4. Xubin ka tirsan Hay’adda Shaqaalaha Dawladda. 5. Hay’adda Caymiska Qaranka.
Wararka ugu WaweynSeptember 2, 2025 Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ansixiyay guddoomiyayaasha iyo ku xigeenada Hay’adaha Dhawrista Tayada iyo Caymiska Qaranka.