https://www.premierbank.so/

Maxkamada Dastuuriga Ee Dalkaasi Ayaa Sheegtay In Madaxwaynaha La Doortay Evariste Nayishimiye Xilka Loogu Dhaariyo Sida Ugu Dhaqsiyaha Badan

Sharci Ahaan, Afhayeenlka Baarlamaanka Dalkaasi, Ayay Ahayd In Uu Noqdo Hogaamiyaha Kumeelgaadhka Ee Dalkaasi.

Balse Golaha Wasiirada Ayaa Arrintan U Gudbiyay Maxkamadda Islamarkana Evariste Nayishimiye Ayaa Imika Noqonaya Madaxwaynaha Labo Bilood Ka Hor Xilligii Ay Ahayd In Uu Xilka La Wareego.

Waxaa Xilka Madaxwaynanimada Loo Doortay Bishii May Si Uu U Badalo Madaxwaynaha Geeridu ku Timi Ka Hor inta aanu Xilka Dhamaysan Oo Xilka Hayay Muddo 15 Sano Ah.

Garsoorayaasha Maxakamada Dastuuriga Ee Dalka Burundi Ayaa Waxay Sheegeen In Xilliga Kumeelgaadhka Ee Ay Tahay In Uu Xilka Qabto Afhayeenka Baarlamaanka Ay Ahaan Lahayd Marka Doorasho Cusub La Qabanayo, Balse Imika Uu Joogo Madaxwayne Cusub Oo La Doortay.

Mr Nikurunziza Ayaa Awoodi Karay In Uu U Tartamo Doorashadii Dalkaasi Ka Dhacday Bishii Aanu Soo Dhaafnay, Balse Go’aansaday In Uu Siyaasada Ka Fariisto.