https://www.premierbank.so/

Ku Xigeenka Abaanduulaha Ciidamada Dalka itoobiya ayaa Wacad Ku Maray in Dalkiisa uu Difaacan

Doono Dhaamka Wayn ee Muranka Xoogan ka Dhex Dhaliyey Dalkiisa Itoobiya Masar iyo Suudaan oo Haatan u Muuqata Mid Dhinac ka ah Khilaafka Biyaha Wabiga Niilka oo Hore loo arkyay inay Dhex dhexaad ka tahay balse dhawaan Mowqifkeeda Bedeshay ka Dib Markii Muran Dhanka Xuduudaha ah oo Dhex Maray Labada Dal Lagaga Dilay Qaar Ka Mida Ciidamadeeda.

General Barhanu oo Jimcihii Hadlay ayaa Ku Afgobaad saday In Dalka ay is hayaan ee Masar iyo Dalalka Aduunkuba ay og yihiin Qaabka ay Dagaalka u Galaan oo u ula Jeeday Inay Itoobiyaanku ku Wanaagsan Yihiin Dagaalka iyo Difaaca Dalkooda.

https://www.premierbank.so/