https://www.premierbank.so/

Abaanduulaha Ciidanka Kenya ayaa booqday Ciidanka ka jooga Somalia

kuwaas ka mida Ciidanka Nabad Ilaalinta Somalia. Mr Robert Kibochi waxa uu noqonaya sarkaal ugu sareeyay ee Ka socda Ciidanka Kenya ee Booqda Ciidamada Kenyaanka ah ee hawlgalka u jooga gudaha Somaliya.

khudbaddii u jeediyay ciidanka Kenya ee Somalia ku sugan waxa uu ku sheegay inay muhiim tahay In

Ciidamada Kenya ee Somaliya ay kasoo Baxaan waajibaadka guud ee Saaran isaga oo u Balan qaaday in Dawlada Kenya ay Ciidamadeeda ula Diyaar tahay Sidii ay ugu Diyaarin Lahaayeen qalabka Milatari ee ugu Fican si ay Waajibkooda ugu gutaan sida ugu Macquulsan.

Socdaalka Abaan duulaha Ciidamada Kenya uu ugu Tagay Ciidamada Kenya ah ee Jooga Somaliya ayaa lagu tilmaamay Mid Dhabaha usii Xaadhaya,

U diyaar Garowga Ciidamada Kenya Sidii ay uga soo bixi lahaayeen Dhulka Somaliya,maadama uu dhow yahay xiliga la qorsheeyey in Ciidamada Amisom ay ka Baxaan Guud ahaan Somaliya.

ciidanka kenya waxa soo galeen dalka Somalia 2011 markii la afduubay laba dumar ah oo ah Spanish oo la shaqaynayay MSF kuwaas laga soo

afduubay kaamka qaxootiga ee dhadhaab

https://www.premierbank.so/