https://www.premierbank.so/

Dowladda Maali Ayaa Sheegtay Inay Amartay in la sameeyo Baadhitaan Lagu Ogaanayo In Askartu Ay Dileen Daraasiin Dad Ah

Intii Lagu Jiray Weeraradii Lagu Qaaday Laba Tuulo Todobaadkii Lasoo Dhaafay.

Rag Hubaysan Oo Ku Labisan Dareeska Militariga Ayaa Weerarey Tuulada Binedama , Halkaas Oo Ay Ku Dhinteen 29 Qof Oo Ay Ku Jiraan Haween Iyo Carruur, Ayna Gubeen Guryo, Sida Ay Sheegeen SaraakiishaCaafimaadka iyo Kuw Ciidanka ee Deegaankaasi.

Laba Maalmood Ka Hor, Kooxdii Weerartay Ayaa 14 Qof Ku Dishay Tuulo kale oo aan ka fogayn Tulada Binedama , Xukuumadda Ayaa Hadal Ay Soo Saartay Ku Sheegtay,

Labada Tuuloba Waxay Ku Yaalliin Mopti, Oo Ah Gobol Xasilloon Oo Ku Yaal Bartamaha Waddanka blasé mudooyinkii ugu Dambeeyey Oo Lagu Arkay Weerarro Badan Iyo Dilal-Is-Daba-Joogga.

Hoggaamiyeyaasha Bulshada Ayaa Sheegay In Kuwa Wax Weerara Ay Bartilmaameedsadeen Xubno Ka Tirsan Kooxda Fulani – Xoola-Dhaqatada Reer

https://www.premierbank.so/