https://www.premierbank.so/

Haayada Qaaramada Midoobay u Qabilsan Arimaha Samafalka ee Magaceeda Loo Soo gaabiyo OCHA ayaa Walaac Ka Muujisay Xaalad Cunto Yari oo ay Sheegtay inay Soo Food saari karta Dalka Somaliya.

Hayadda QM Ayaa Ugu Baaqday Beesha Calaamku In Ay Garab Istaagto  Somalia Si Looga Hortago Miisabo Bani-Aadamnimo Taas Oo Ay Sababtay Fatahaado, Ayax, Iyo Xanuunka Corvid-19  Oo Isku Biiray.

Madaxa Xafiiska Arrimaha Samafalka Ee OCHA Justin Brad Ayaa Sheegay In Xaalada Dhanka Cuntayarida Ee Ku Soo Wajahan Somaliya Ay Tahay Mid Khatara Oo U Baahan In Laga Hor Tago Si Hore Loogu Sii Socda Guulaha Dhanka Horumarka Ee Ay Dawlada Somaliya Ka Gaadhay Dhanka Amaanka,

Isaga Oo Sheegay In Hadii Aan La Qaadin Talaabooyin Deg Dega Ay Meesha Ka Saari Doonto Guulaha Yare E Kooban

https://www.premierbank.so/