https://www.premierbank.so/

Todobaadyadii ugu Dambeeyey waxa Kor u Kacay Tirada Dadka Uu Asiibay Xanuunka Safmarka ah ee Corona Vires ee Dalka Jabuuti

Waxaana Diwaan Galintii ugu Dambaysay ee Dalkaasi Laga Sameeyey Galiyey Salaasadii ay sheegaysaa Dad Gaadhay 210 Qof Kuwaasi oo Tirada Guud ee Wadankaasi Ka Dhigaysa 3779 Kiis.

Diwaan Galintii ugu Dmabasay ee Salaasada ayaa 210 Qof ee La Xaqiijiyey in Laga Helay Caabuqa Covid19 ay Kasoo Baxeen Baadhitaano loo Sameeyey Dad Tiradoodu dhan tahay 2135 Qof Kuwaasi oo Dhamaantood La Mariyey Tijaabada Caafimaadka Xanuunka Corona Vires

https://www.premierbank.so/