https://www.premierbank.so/

Prof Cabdisalaan Yaasiin oo kamid ah siyaasiyiinta ku bahoobay madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka ee Somaliland

ayaa markii ugu horeysay guddiga heer qaran ee ka hortagga xanuunka Coronavirus ee Somaliland ugu baaqay inay soo bandhigaan xisaab xidh buuxda oo la xidhiidha waxa ay ku baxeen lacagaha soo galay gacantooda.

Prof Cabdisalaan Yaasiin waxa uu sheegay in bulshadu ay xaq ugu leeyihiin xukuumadda iyo guddigaba inay helaan xisaab xidh ku saabsan dhaqaalaha soo gala gacantooda iyo qaabka ay u maareeyaan, si guddiguna ay uga badbaadaan eedaynta kaga dhimanaya dhinaca bulshada.

Dhinaca kale Prof Cabdisalaan oo Isniinta maanta warbaahinta kula hadlay. Hargeysa ayaa sidoo kalena taageeray ololaha baaq shacab ee ay bilaabeen qaar kamid ah dhalinyarada iyo aqoonyahanka Somaliland. Waxaana uu sheegay in baaqaasi uu yahay tallo ka itimi maskaxda dhalinyarada oo ay xaq u leeyihiin madaama ay muuqato in

https://www.premierbank.so/