https://www.premierbank.so/

Maayirka Caasimada Hargaysa Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “SOLTELCO” Ayaa Sheegay Inay Ka Dawladda Hoose Ahaan

ay soo iibinayaan mashiinkii labaad oo ah nooca lagu baadho dadka qaba ama looga shakiyo xanuunka Coronavirus. Maayarka caasimada Hargeysa waxa uu sheegay in arrintaasi ay kala tashan doonaan wasaaradda arrimaha gudaha iyo hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO.

Maayirka Caasimada Cabdiraxmaan Caydiid Solteka Waxa Uu Sheegay In Mishiinkaasi Labaad Ay Usoo Iibinayaan Si Ay U Bataan Tirada Baadhistu Madaama Oo Ay Dadka Ugu Badani Ku Noolyihiin Magaaladda Hargaysa,islamarkaana Loogu Adeegi Doono Bulshada. Waxaanu Shacabka Iyo Ganacsatadaba Ugu Baaqay In Wixii Looga Baahdo Ay Soo Bixiyaan Ee Ka Dhiman Mishiinkaasi Sida Uu Hadalka U Dhigay.

Mudane Cabdiraxmaan Caydiid Solteka Oo Istiinta Maanta Warbaahinta Kula Hadlay Magaaldda Hargaysa,Waxa Uu Bulshada Usoo jeediyey In ay Qataan Awamiirta Ay Soo Saaraan Gudida Ka Hortaga Corona.

https://www.premierbank.so/