https://www.premierbank.so/

Gudoomiye Cirro oo dib usoo celiyay Xubintii Komishanka Doorashooyinka

CBATV – Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ayaa Shacabka ugu baaqay inay u diyaar garoobaan Doorashooyinka Deegaanka & Wakiilada Somaliland.

Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay in shacabka looga fadhiyo inay doortaan Rag iyo Dumar Aamin & Hawlkar ba ah. Guddoomiye Cirro waxa uu sheegay in Xubintii Xisbiga Waddani ku lahaa komishanka uu dib usoo celiyay oo uu hakintii ka qaadeen.

Labadii sano ee ugu dambeysay waxay Xisbiyada Siyaasada Somaliland isku-mari-waayeen Gudida Doorashooyinka oo Xisbiyada Mucaaradka ee Waddani iyo UCID ka walaaceen dhexdhexaadnimadooda.

 

https://www.premierbank.so/