Ciidamada Booliska oo war kasoo saaray xadhiga wariye Xassan Galaydh.
0 Comments
Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta ku soo dhigay eedaysane Xasan Saleebaan Haaruun (Gallaydh), oo ku eedaysan faafinta warar been-abuur ah.
Eedaysanaha ayaa wax laga weydiiyey wararka uu warbaahinta ku faafiyey, taas oo uu wax caddayn ah u waayay, waxaana si degdeg ah loogu horgeyn doonaa Hay’adaha Sharciga.

