https://www.premierbank.so/

Duqeymo Cirka ah oo ay Fuliyeen Israel Gudaha Iran: Qaraxyo Laga Maqlay Tehran iyo Xiisad Sii Kordheysa

Waxaa la xaqiijiyay in **ciidamada |sraii| iyo Mareykanka ay duqeymo cirka ah ka fuliyeen gudaha Iiraan, iyadoo qaraxyo waaweyn laga maqlay caasimadda Tehran iyo meelo kale oo dalka ka tirsan. Warbaahinta |iraan ayaa sheegtay in tani ay tahay weerar sharci ah, ayna jebinayso dhammaan qawaaniinta caalamiga ah. 

Qaraxyada ayaa lagu arkay dhowr aag oo Tehran ka mid ah, iyadoo qiiq xooggan uusan ka muuqan magaalada, halka Iran ay digniin culus ka soo saartay oo ku aaddan jawaab celin xooggan. 

Dhinaca kale, ciidamada |sraii| ayaa sidoo kale sheegay in ay sii wadeen weerarada gantaallada ah, waxaana ay xidheen hawada sidayda rayidka ah, iyagoo muujinaya in xaaladdu ay tahay mid aad u kacsan. 

Tani waa tallaabo ka mid ah xiisadaha milateri ee hadda ka taagan Bariga Dhexe, waxaana suurtagal ah in ay keento jawaab celin balaadhan haddii xaaladdu ay sii kacsato.