https://www.premierbank.so/

Wasiir Cadaala โ€œShirkeenna maanta waxa uu ku saabsanaa sida DFS ay u curyaamisay dhaqaalihii baadda ahaa ee khawaarijtu ka qaadi jireen muwaadiniinta Soomaaliyeed, taas oo guul weyn laga gaaray.โ€