https://www.premierbank.so/

Inkabadan 140,000  oo qof ayaa laga daad gureeyay gurayahoodii Dalka Marroco, kadib markii Fatahaado iyo duufaano balaadhani ay ku dhufteen Gobolo badan.