https://www.premierbank.so/

Dadka ku nool Koonfurta Yaman oo raba Dawlad Madaxbanaan oo ay leeyihiin.

Dadka ku nool Koonfurta Yemen , ayaa wada mudahraadyo waaweyn oo ay ku dalbanayaan in la soo celiyo dawladdii Koonfurta ee la midowday Waqooyiga 1990, iyaga oo diidan in ay hoostagaan maamulka Sucuudigu taageero ee uu hogaamiyo Rashiid A-Caliimi .
Horaanti bishan markii laga adkaaday kooxda STC ee Imaaraadku taageeri jiray , waxa la aaminsanaa in Koonfurtu aqbali doonto midnimada , laakiin waxa soconaya kacdoon lagu taageerayo STC .