https://www.premierbank.so/

“Waan ka fara madhannahay doorashadii aan ku hamineynay oo cidlo ayaan ka taaganahay Xasan Sheekh ayaana isku koobay” Senator hore Axmed Xaashi oo ka mid ah hoggaanka Ururada Siyaasadeed