https://www.premierbank.so/

๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ ๐ญ๐จ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž

Magacaabid
Markii aan arkay: Qoddobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markii aan arkay: Aqoontooda, kartidooda, iyo waayo-aragnimadooda;
Markii aan tixgeliyey: Ahmiyadda ay Xilalkani u leeyihiin u adeegidda dadweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo dhismaha Qaranka;
Markii aan ku qancay: In ay hanan karaan masโ€™uuliyadaha ka dhalanaya xilalkan hoos ku xusan;
Markii aan sameeyey: La-tashi;
๐–๐š๐ฑ๐š ๐š๐š๐ง ๐ ๐จโ€™๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ;
laga bilaabo taariikhda maanta:
๐Ÿ. In Cabdirashiid Xasan Mataan uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Awdal.
๐Ÿ. In Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Saaxil.
๐Ÿ‘. In Maxamuud Raage Ibraahin Guuleed uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Sanaag.
๐Ÿ’. In Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi (Herer) uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Daadmadheedh.
๐Ÿ“. In Cabdi Siciid Faahiye Allaale oo ahaa Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Salal uu ahaado Xubin ka tirsan Guddida Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland.
๐Ÿ”. In Proff Axmed Cabdillaahi Maxamed (Dhegayare) oo ahaa Guddoomiyihii hore ee Gobolka Saraar uu noqdo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Salal.
๐Ÿ•. In Cabdiraxiin Muxummad Axmed oo ahaa Guddoomiyihii hore ee Gobolka Daadmadheedh uu noqdo Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Saraar.
๐€๐ฅ๐ฅ๐š๐š ๐Œ๐š๐ก๐š๐ ๐‹๐ž๐ก


๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข (๐‚๐ข๐ซ๐ซ๐จ)
๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐