https://www.premierbank.so/

Abbaanduulaha Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa kormeer ku tagay saldhigga carbiska millitariga ee deegaanka Dhamal ee Degmada Daara-salaam ee Gobolka Maroodijeex.