https://www.premierbank.so/

Taliska Booliska Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyey duqeyntii diyaradeed ee lagu dilay Nabadoon si weyn looga yaqaano deegaanka Sanaag bari.