https://www.premierbank.so/

Wajaale: Ciidanka Dab-damiska iyo koox quuseyaal ah ayaa saaka ugu dambayn ka soo saaray balli ku yaalla duleedka Wajaale maydka wiil dhalinyaro ah, oo shalay duhurnimadii ku dhacay balligaas.