https://www.premierbank.so/

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka qayb-galay Aas-Qaran oo loo sameeyey Guddoomiye Ku-xigeenkii Koowaad ee Golaha Guurtida Marxuum Siciid Jaamac Cali .