https://www.premierbank.so/

Golaha Wakiilada Somaliland oo loo ballansanaa ansixinta Xeerka Rahanka iyo Hantida Ma-guurtada ah ayaa baaqday kadib markii ay qayb xildhibaano ah ka biyo diideen wax-ka-bedel lagu sameeyay xeerka.