https://www.premierbank.so/

Xisbiga UCID oo ka hadley xaalada dalka .una jawaabey wasiirka caafimaadka Wasiir xasan gaafadhi

Xoghayaha Garabka Dhalinyarada ee Heer Qaran Xusbiga Ucid Mubaarig Axmed Maxamed oo Waraysi Gaara Siiyay CBATV ayaa ka Hadlay Xaalada Dalka Waxanu u jawaabay Hadal dhawaan kasoo Yeedhay Wasiirka Caafimada Xasan Gaafadhi

https://www.premierbank.so/