https://www.premierbank.so/

“Dhakhatiirtu shacabka Somaliland waxay ku hayaan xasuuq, waxaana ay noqdeen maafiya aan naxayn”

Xisbiga mucaaradka ee Waddani ayaa ka hadlay dhibaatada ay shacbka Somaliland ku hayaan dhakhatiirtu, waxaana xisbigu ugu baaqay golaha wakiilada  inay sameeyaan xeer lagula xisaabtamo dhibaatada ay dhakhatiirtu u geysanayaan shacabka.

https://www.premierbank.so/