https://www.premierbank.so/

Somaliland waa ku ceeb in Cabdilaahi Abokor uu xil wasiirnimo ka hayaa!

Xoghaya guud ee xisbiga mucaaradka ah ee Wadani Khadar Xuseen Cabdi ayaa jawaab  adag ka bixiyay hadal maalintii Shalay ahyd ka soo yeedhay Wasiirka Hawlaha guud ee Somaliland Cabdillahi Abokor

https://www.premierbank.so/