https://www.premierbank.so/

Xisbiga Waddani oo u jawaabay Madaxweyaha wakhtigiisu sii dhamaanayo.

Madaxwenaha Jamhuuriyada Soomalilaan wuu  ku fashilmay inuu dadka mideeyo ,inuu ku fashilmay inuu shuruucda dalka ilaaliyo ,inuu ku fashilmay inuu dalka doorashooyin ka qabto xisbiga Wadani

 

 

https://www.premierbank.so/