https://www.premierbank.so/

Gud. M/jeex ee Ucid ayaa sheegay in Wasiirka isgaadhsiintu inuu hab-beelaysan ku difaacayo xukuumada

Gudoomiyaha gobolka Maroodijeex ee xisbiga Ucid ayaa ka hadlay hadal kasoo yeedha Wasiirka Wasaarada Isgaadhsinta iyo Tignolajiyada ,kaasi Oo uu kaga hadlay mudaharadadii dalka,geestakalena gudoomiyaha waxa uu ka hadlay xadhiga suldaan cadde gude iyo qaar kamida tagerayaasha xisbiyada mucaaridka oo la xidhay.

 

 

https://www.premierbank.so/