https://www.premierbank.so/

Dufcaddii labaad ee deeqaha waxbarasho ee dawladda Taiwan ayaa maanta Hargeysa lagu qabtay

Madaxwene ku xigeenka Somaliland ayaa magaalada Hargeisa kaga qaybgalay munaasabada dufcadii labaad ee ee ardayda ku guulaysatay deeqaha waxbarasho ee dalka Taiwan.

 

 

 

https://www.premierbank.so/