https://www.premierbank.so/

Raysalwasaare xamsa cabdi bare ayaa shir gudoomiyay kulankii ugu horeeye ay yeeshaan golihiisa wasiirada

Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa maanta shirgudoomiyay kulankii ugu horeeyay ee goloaha Wasiirada  dalka ,kaas oo diirada lagu saarayo qorshayaal dhowr ah isla markaana khuseeya xalada dalku uu ku jiro

 

 

 

https://www.premierbank.so/