https://www.premierbank.so/

Wasaarradda gaadiidka somalia oo mamnuucday in gabi ahaanba guryo laga dhiso aaga garoonka diyaaradaha

War k asoo baxay Wasaarada Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Xukuumada Soomaaliya ayaa guud ahaanba lagu maamnuucay in guryo iyo dhisamyaal kaleba laga sameeyo aagga Garoonka diyaarada Adan Cadde ee magaalada Muqdisho

 

 

https://www.premierbank.so/