https://www.premierbank.so/

W/ beeraha Somaliland oo soo gebagabaysay kulan lagu lafa-gurayey sidii loo horumarin lahaa wax-soo-saarka dalka

Wasaarada Beeraha Soomaliland ayaa soo gabagabaysay kulan ay yeeshen Khabiirada dhanka beeraha, kaas oo Socday mudo Shan Cisho ah ,waxana lagu gorfeeyay sidii loo horumarinlaa wax soosaarka dalka.

 

https://www.premierbank.so/