https://www.premierbank.so/

Muusow dadkii ku doortay dib ku dooran mayaan oo gacmahoodii ayay cunayaan ee doorashada qabo

 

Qaar ka mid ah taageerayaasha xisbiga Waddani ee gobolka Maroodijeex oo ah haween ayaa taageero u muujiyay hadal dhawaan ka soo yeedhay murashaxa madaxwayne ee xisbigaasi, kaasoo ahaa in dib ay u abaabulayaan dibadbaxyo salmi ah.

 

https://www.premierbank.so/