HomeWararka ugu WaweynDhalinyarada Barnaamijka Shaqo Qaran oo loogu baaqay inay inay Hargeysa Iskgu Yimadaa. Dhalinyarada Barnaamijka Shaqo Qaran oo loogu baaqay inay inay Hargeysa Iskgu Yimadaa. By Hussein Jama April 7, 2022 0 Comments Related Articles Wararka ugu WaweynAbout 8 hours ago Tanzania oo Taageertay Dib-u-habaynta WHO, iyadoo Adkaynaysa Doorka Hay’adda ee Caafimaadka Caalamka Wararka ugu WaweynAbout 11 hours ago Madaxweynaha Iiraan oo Dalalka Muslimiinta ugu Baaqay Iskaashi Amni iyo Midnimo About 11 hours ago Abaar iyo Daadad Isbiirsaday oo Soomaaliya Ku Sii Hurinaya Dhibaatada Gaajada More in Wararka ugu Waweyn Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Dhagax-dhigay Aagga Warshadaha ee Gobolka TogdheerMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta si rasmi ah dhagax-dhigay Aagga Warshadaha ee Gobolka Togdheer, kaasi oo loo qorsheeyay in uu noqdo xarun muhiim ah oo kobcisa dhaqaalaha dalka, soo jiidashada Maalgashiga, shaqo-abuurka iyo horumarinta wax-soo-saarka gudaha dalka.Madaxweynaha ayaa ku is dul taagay in Aagga Warshaduhu uu horseedi doono maalgelin ballaadhan, fursado shaqo oo cusub, iyo in la yareeyo ku-tiirsanaanta badeecadaha dibadda laga keeno.Madaxweynuhu waxakale oo uu tilmaamay in mashruucani qayb weyn ka qaadan doono horumarinta ganacsiga iyo dhiirrigelinta hal-abuurka ganacsiga ee muwaadiniinta JSL.Shacabka iyo maamulka Gobolka Togdheer ayaa si weyn u soo dhaweeyay Dhagax-dhigga, iyaga oo ku tilmaamay tallaabo istaraatiiji ah oo Xukuumadda haatan talada haysaa ay ku xoojinayso Dhaqaalaha Qaranka isla markaana ay kor ugu qaadayso fursadaha shaqo ee bulshada.ALLAA MAHAD LEHXuseen Aadan Cige (Deyr)Afhayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland August 21, 2025