https://www.premierbank.so/

Ceel afweyn: Foostada biyaha ah oo 40,000 Maraysa.

Abaarta baahsan ee dalka ka jirta saamayn ku yeelatay dadka ku nool gudaha degmada Ceel Afweyn.

Booyadaha Biyaha u dhaamiya degmadaasi ayaa ku mashquulsan gurmadka xoola dhaqata deegaankaasi, hasayeeshee waxa ay saamayn ku yeelatay dadka ku nool gudaha Magaaladda kuwaas oo haddii ay biyo helaan laga siinayo halkii Foosto lacag dhan 35kun oo shillin ilaa 40 Kun oo shillinka Somaliland ah.

 

Xigasho : Najax Aadan Cunaaye

https://www.premierbank.so/