https://www.premierbank.so/

Madaxweynaha Somaliland ayaa xadhiga ka jaray mashruuc weyn oo dadweynaha Berbera baahi weyn u qabeen. Sidoo kale madaxweynaha ayaa kormeeray Dekedda Caalamiga ah ee Berbera.