Degdeg | Trump oo Imaaraadka ku tilmaamay Saaxiib Istiraatiiji ah
0 Comments
Khudbaddii Qaran ee 2026, Madaxweyne Donald Trump ayaa si gaar ah u muujiyay in Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) uu yahay saaxiib istiraatiiji iyo mid dhaqaale oo muhiim u ah Mareykanka.
Trump ayaa ammaanay ballanqaadyada maaliyadeed ee waaweyn ee UAE iyo doorkooda ku aaddan dadaallada nabadda ee Bariga Dhexe, gaar ahaan qorshayaasha xasillinta iyo dib-u-dhiska Gaza. Wuxuu sheegay in iskaashiga Washington iyo Abu Dhabi uu sii xoojinayo amniga, ganacsiga iyo maalgashiga gobolka.
CBA

