https://www.premierbank.so/

Madaxweyne Biixi oo wax laga weydiiyay caawa wadahadlkii Somaliland iyo Somaliya halku ku dambeeyay.

” Marhadii layidhi wada hadla Somaliya idinka isku dawlado ahaaye , inay gar qaatan bay ahayde, Weli miyaad ka maqasheen nin Xamar jooga oo leh laba dawladood oo isku yimi ayaanu ahayn ? Waa maya.
Anagaa idin xukunna ayuun-bay hadalkooda ka bilaabaan, dee hayska wateen dacwadooda oo halkooda ha taagnaadaan .
Inaga ( Somaliland ) ayaa laynaga rabaa inaynu aduunka ku qancino Ictiraaf , inaguna is-muujino , dad dawlada oo aduunku u baahan yahay oo wax qabsaday inaynu nahay , waaba intaasuun.
Mar hadii sidi wanaagu kujiray ka dhaga adeygeen inaguna waynu ka dhago-la’aanaynaa tooda .”
https://www.premierbank.so/